Kulanka wax ka qabashada Biya yarida ka jirta koonfur galbeed Oo Baydhabo Lagu qabtey

Diinsoortv Network Kulankan ayaa waxaa looga hadlaayey sidii Bulshada KG gaar ahaan kuwa Baydhabo loo gaarsiin lahaa Biyo ku filan faya dhowrka iyo wax ka qabashada baahiyahaad Biyaha ka jira sida ay ukala daran yihiin gaar ahaan meelaha ay degan yihiin dadka danyarta ah Barakacayaasha ay ugu horeeyaan. Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada […]