
GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA SAMILAND OO ISKU SHAANDHAYN KU SAMEEYAY GUDI HOOSAADYADA GOLAHA!
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay. Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta








