
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay. Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay 10 Guddi-hoosaad oo Golahaasi Kooban Yahay. Guddi-hooyaadyada Golaha Wakiillada JSL ee la magacaabay, ayaa kala ah: 1) Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga 2) Guddida Joogtada iyo…