Hambalyo Hambalyo Spain🇪🇸👏👏# <span;>Hambalyo Spain Oo Garaacay England
daawo hees cusub af dabare ah 2024
Diinsoornews halkan ka daawo hees cusub af dabare ah Abwaan shube iyo muxudiinlamadaarashooda
Hambalyo Hambalyo Aroos Ibrahim iyo Khadijo (diinsoornews)
Waxaan halkan hambalyo aroos ah iyo duco aan la soo koobi Karin Hawada u marinayaa Arooska iyo Aroosada boqorka & Boqorada.. Ibrahim iyo Khadijo oo Arooskoodu ka dhacay magaalada Diinsoor Ugu danbentii waxaan leeyahay arooska iyo aroosada Guurkiina Guur Khayr Gurigiina Guri Nagi Guuloow ka yeel wiil iyo caano iyo gabadh iyo caano. Kuwii isku wara ebad noqdaReeerkii lagu nastee, lagu nagaadee, wadajiree nabad-gala allahayow idinkayeel. Aamiin Aamiin.