Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furmay mag...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley...
Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono ...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo culus oo maanta ka socda aagga magaalada Camaarka ee koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa d...
Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa laga ganaaxay kubada cagta sida ay sheegayaan wararku. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in muddo 4 bilood ah Paul Pogba laga ganaaxay kubada cagta. Pogba a...
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly known as AMISOM, plans to exit Somalia by the end of December 2024. For the mission’s credibility, and as a gesture of respect to civi...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay. Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta ...
Manchester United ayaa rikoodh cusub ka dhigtay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay si dirqi ah uga badisay kooxda Nottingham Forest una soo baxday wareega 8 dhamaadka tartankan...
#Diinsoortv network Guddoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor Ee gobolka Bay Mudane DC Cusmaan Macalin Cabdi ayaa maanta kusoo Dhoweeyay garoonka diyaaradaha Degmada diinsoor Wafdi injineero ah oo ka soc...
Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada ...









