Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.#dooytechnonlgy Www.diinsoortv.com
Ayaan Aragsan iyo muxudiin af dabare 2024 #diinsoornews #dooymedia
Ayaan Aragsan iyo muxudiin af dabare 2024 #diinsoornews
#dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity
#dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity
Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.
 Kulanka: Beri Tartanka Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin Degmada Diinsoor
Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,






Tartan kubada cagta ah oo ka socda garonnka degmada Diinsoor

Kulanka MaantaTartanka: 28/2/2024 Fc Midnimo Vs Fc Yaaqshiid 4:20 Galabnimo Insha Allah Garsoorka: Sharif Mohamed Taakoy Garoonka : Sh/Maktub Karama Stadium







Guddoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor DC Cusmaan Macalin Cabdi
#Diinsoortv network
Dagaalyahannada Al Shabaab oo weerar ku miray saldhigga ciidanka Itoobiya ee degmada Diinsoor.
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Al Shabaab ay markale weeraro culus ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada soo duulayaasha Xabashida Itoobiya.
Xalay fiidkii ayay dagaalyahannada Shabaabul Mujaahidiin weerar culus ku qaadeen xerada ciidamada Itoobiya ee degmada Diinsoor.
Goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaas culus oo ay labada dhinac isdhaafsanayeen balse lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkii xalay ka dhacay degmada Diinsoor.


Wacyigelinayo Ka hortaga Ka ganacsiga Gurmadka Oo Lagu qabtay Diinsoor. Wararka diinsoor
#diinsoortv
Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adannimada.
Kulanka Waxaa ka soo Qeyb galey Xubno ka tirsan Maamulka Degmada Diinsoor, Saraakiisha Ciidanka Booliska, Culimada deegaanka, iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Degmada Diinsoor.
















