MW XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA ILLAALINTA IYO MAAREYNTA DEEGAANKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta deegaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka ee Baarlamaanka JFS. Wasiirka…



