Wacyigelinayo Ka hortaga Ka ganacsiga Gurmadka Oo Lagu qabtay Diinsoor. Wararka diinsoor
#diinsoortv Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adannimada. Kulanka Waxaa ka soo Qeyb…


