Degmada Beer-gadiid Oo Codsadey dhismaha Garoon Kubadda Cagta Lagu ciyaaro.

#diinsoor Qaar kamid ah Dhalinyarada dhigata dugsiyada sare iyo Jaamacadaha magalada Baydhabo ayaa waxaa loo soo gab gabeeyay tababar ku saabsanaa qaabka ugu wanaagsan ee loo raadsado shaqooyinka iyo qorista warqadaha Cv’ga, waxaana tababarkaan qeyb ka yahay  tababaro sanad walbo uu qabto Macadka Hano Academy kaasi oo lagu qabto gobolada dalka.

Mid kamid ah macalimiinta tababarka bixinaayay ayaa ugu horeyn waxaa uu faafahin ka bixinayaa tababarka iyo muhiimadda uu lahaa.

Dhalinyaradii ka faa’ideysatay tababarka ayaa Hano Academy ugu mahadceliyeed tababarada sanad walba ay siiso dhalinyarada si ay ugu faa’ideystaan qaabka ugu wanaagsan ee loo raadsado shaqooyinka.

“Muhiimadda loo qabanaayo sanad walbo waxay tahay sidii dhalinyarada soomaaliyeed ay uga faa’ideysan lahayeen sida ugu wanaagsan ee u qoran lahayeen CV’ga iyo shaqo raadinta madaama inta badan dhalinyarada soomaaliyeed ay heysato shaqo yari uljeedka laga leeyahay ayaa sidaasi ah”

 

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *