War Cusub Maamulka Kooxda Fc Al Aamin Oo Noqday Macalinka Cusub Mr Mohamed Nuur
Marka Xigta Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa maamulka Kooxda iyo Ciyaartoydaba Sababtuna Waa Isku Xirnaanta Kooxda Isjecleysiga dhamaan ciyaartoyda iyo U Heelinaanta Kooxda Inay Horumarto
Xaqiiq Arimaha Noocan & Kuladama Noocan Waa Wax Loo Baahan yahay soo dhoweynta iyo kalgaceyl Ciyaartoyda degmada Diinsoor Waxay Mudan Tahay In La idinku daydo
Uga danbeyn waxaa leeyahay Hala Badiyo Kulamada Noocan Kooxaha Degmada Ka dhisan Waa rajeynaa inay Kulamada noocan sameeyaan insha allah Hadii Macqul Tahay Gudiga Ispoortiga yaan laga tagin,,