Munaasabad Dhaqan oo Muqdisho Ka Dhacday oo Mideysay Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka

Munaasabad Dhaqan oo Muqdisho Ka Dhacday oo Mideysay Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, isaga oo hambalyo, bogaadin iyo duco u diray hoggaanka cusub ee dhaqanka.Khudbad uu halkaasi ka jeediyay Madaxweynaha ayaa waxa uu ku adkeeyay doorka lama huraanka ah ee hoggaanka dhaqanku ku leeyihiin nabadeynta, xalinta […]