Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane Vikram Parekh iyo Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Morgan Dube. Kulanka oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Arimaha Gudaha, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee siyaasadeed ee Dowladda Koonfur Galbeed, xoojinta wada shaqeynta u dhexeysa Dowladda Koonfur Galbeed iyo Qaramada Midoobay, iyo sidii loo dardar-gelin lahaa geeddi-socodka dowlad-dhisidda, dimuqraadiyadda iyo xasilloonida. Mas’uuliyiinta Qaramada Midoobay ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay taageerada ay siinayaan Dowladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhinacyada horumarinta hay’adaha dowliga ah, nabadeynta, iyo hirgelinta nidaam siyaasadeed oo loo dhan yahay. Hoggaamiye Jibriil ayaa uga mahadceliyay Qaramada Midoobay doorkooda muhiimka ah ee taageerada Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga si loo gaaro horumar waara nabad iyo xasilooni.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane Vikram Parekh iyo Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Morgan Dube.Kulanka oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Arimaha Gudaha, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee siyaasadeed ee Dowladda Koonfur Galbeed, xoojinta wada shaqeynta u dhexeysa Dowladda Koonfur Galbeed iyo Qaramada Midoobay, iyo sidii loo dardar-gelin lahaa geeddi-socodka dowlad-dhisidda, dimuqraadiyadda iyo xasilloonida.Mas’uuliyiinta Qaramada Midoobay ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay taageerada ay siinayaan Dowladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhinacyada horumarinta hay’adaha dowliga ah, nabadeynta, iyo hirgelinta nidaam siyaasadeed oo loo dhan yahay.

As a passionate explorer of the intersection between technology, art, and the natural world, I’ve embarked on a journey to unravel the fascinating connections.

Quick Links

Home

Features

Terms & Conditions

Privacy Policy

Contact