Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • Digil iyo mirifle
  • Maamulka degmada Baraawe iyo wasaaradaha KG oo kulan muhiim ah yeeshay
  • Digil iyo mirifle

Maamulka degmada Baraawe iyo wasaaradaha KG oo kulan muhiim ah yeeshay

diinsoor March 1, 2024 1 minute read
Baraawe

(DIINSOORTV)  Gudoomiyaha Degmada Baraawe ahna duqa caasimada Dowlada Koonfur Galbeed mudane Omar Sheikh Abdi Shafaana ayaa kulan la qaatey iskuduwayaasha wasaaradaha Dowlada Koonfur Galbeed ee ka howl gala magaalada Baraawe.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galay iskuduwayaasha kala ah Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha,Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryeynta,Wasaarada kaluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga,Wasaarada Tamarta iyo Biyaha,Wasaarada Diinta iyo Arimaha Owqaafta,Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyo Wasaarada Waxbarashada,Hiddaha iyo Tacliinta sare.

Kulankan ayaa waxaa shir-gudoominayey gudoomiye Omar Sheikh Abdi Shafaana waxaa uuna warbixinno kala ka dhegeystey dhamaan iskuduwayaasha kasoo qeyb galay kulanka, waxaa ayna ka warbixiyeen adeegyada ay u hayaan bulshada kudhaqan magaalada Baraawe.

Ugu dambeyn gudoomiye Omar oo kulanka soo xirey ayaa kula dardaarmey mas’uuliyiinta in ay dardar geliyaan howlaha hortebinta leh.

   

 

About the Author

diinsoor

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: Daawo Wasaaradda qorshenta Dowlada koonfur galbeed oo lagu wareejiyay Gaadiid
Next: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo lagu soo dhaweeyey Imaaraadka

Related Stories

diinsoortv.com8
  • Digil iyo mirifle

Daawo Qaar kamid ah Ardayda Qaybta Gabadha Macahadka Al Hudda Educational

diinsoor February 12, 2026
KOONFUR GALBED SOMALIYA DIINSOORTV
  • Digil iyo mirifle

Daawo Qaar kamid ah Ardayda Qaybta Gabadha Macahadka Al Hudda Educational

diinsoor March 2, 2024
www.diinsoortv.com
  • Digil iyo mirifle

Howlgal ka dhan ah AS oo laga fuliyay gobollada Baay & Bakool

diinsoor March 1, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play