Diinsoortv Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada koonfur galbeed ayaa maanta la wareegtay gaari Toyota Land Cruiser oo lagu talagaley hormarinta Mashruuca looso gaabiyo “SHIR” ee ay maal galiso hey’ada GIZ. Munaasabad kooban ee Wareejinta gaariga ayaa ka Qabsoontay xarunta wasaarada Qorsheynta waxaana Ka Soo Qaybgalay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Dowlada koonfur galbeed Mudane Hussein […]