MADAXWEYNEYAASHA MASAR & ERITREA OO ISKU RAACAY ILAALINTA MADAX BANAANIDA SOMALIA

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-sisi ayaa waxa uu Qasriga Al-itixaad ee magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaas kula kulmay dhigiisa dalka Eritrea, Issiyas Efewerki oo booqasho shalay ku tagay Qaahira .

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin sii xoojinta xiriirka dalalka Masar iyo Eritrea, iyagoona sidoo kale isla soo hadal qaaday xiisada u dhexeeysa dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Issiyas Efewerki iyo C/fataax Al-sisi ayaa isku raacay sida ay muhiimka u tahay ilaalinta madax banaanida iyo wadajirka Soomaaliya, waxayna qireen in ay kasoo horjeedaan talaabo kasta oo lagu kala dhantaalayo madax banaanida, looguna xadgudbayo xaduudaha caalamiga ah.

Arrimaha Badda Cas iyo xaalka Suudaan ayay sheegeen in ay muhiim tahay in lasii wado dadaalada la xariira sidii xal waara looga heli lahaa, xaalka Suudaan si gaar ayay sheegeen in ay usii wadayaan qorshaha wadajirka ah ee labada dal.

diinsoornews

Writer & Blogger

All Posts

Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note DIINSOOR NEWS NETWORK will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari

info@diinsoortv.com

Welkom #diinsoornewnetwork Our mission is to provide vital transitional and cultural services, Constact us info@diinsoortv.com (visite our website Dinsoortv.com/

You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.

Quick Links

Home

Contact

Privacy Policy

As a passionate explorer of the intersection between technology, art, and the natural world, I’ve embarked on a journey to unravel the fascinating connections.
You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.

Quick Links

Home

Features

Terms & Conditions

Privacy Policy

Contact