Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta

ATLANTA —  Magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka waxaa todobaadkan ka dhacay tartamo isugu jiray kubadda cagta iyo kubadda koleyga oo ay ka qeyb galeen kooxo ka kala socday Soomaalida Waqooyiga America. Tartankan oo sanad walba la qabto ayaa waxaa qaban qaabiyeyaashu ay sheegeen inay uga danleeyihiin is-dhexgalka dhallinyarada Soomaaliyeed iyo aragga cayaartooydii…