
Ka dib markii Qatar ay saddex gool iyo hal kaga badisay xulka Urdun ciyaartii kama danbaysta ahayd ee tartanka Sabtidii, ayaa waxaa baraha bulshada buux dhaafiyay hal ku dhigyo loogu hambalyeynayo xulka Qatar oo gaaray guushii labaad oo xiriir ah, halka dadka qaar ay hambalyo u dirayeen xulka Urdun oo soo gaaray finalka tartanka. Waa…