(diinsoornews) Geeridu waa xaq. Naf waliba geeri ayey dhadhamineysaa. Eebbe naxariistiisa janno haka waraabiyo qabrigana ha u waasaciyo Waxan Tacsi Tiiranyo leh ka diraya Geeridii ku timid gudoomiyihii hore Degmada diinsoor (Cabdisalan Xaaji Siidow) Allha ha u naxariisto dhamaan inta ku dhimatey Qarax miino oo hal kaas loogu Aasey Waxan Allh uga baryayaa inuu Allh janatul fardowso https://www.facebook.com/61560379471424/videos/814270964000987
DAWWO TAARIIKHDA MAGAALADA DIINSOOR
history of diinsoor
Man City Oo Markii 4-aad Ku Guulaystay Premier League
Diinsoornews) Kooxda Man City ayaa garaacday West Ham waxana ay markii 4-aad ee taariikhdooda ku guuaysteen horyaalka premier League.