Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Sawiro Diinsoortv Network

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Madaxweybaha ayaa ka hadlay sida isbeddelka cimiladu uu u saameeyey Adduunka, khatarta uu ku leeyahay nolasha shucuubta iyo caqabadaha gaarka ah ee ka […]
Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabadka dowladda Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab iyo sugidda amniga dalka. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgelaya Shirweynaha 6aad ee Qaramada […]
Fowsiyo oo ku dhawaaqday inay tahay Musharax u taagan xilka Midowga Afrika

Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka Febraayo ee sanadka soo soocda. Marwo Fowsiyo ayaa ku nuux-nuuxsatay muhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay xilkan, iyadoo xustay in qofka xilkan […]
DF OO QAADAY TALLAABO CULUS OO LAGU SOO AFJARAYO SHABAABKA KU SUGAN
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo culus oo maanta ka socda aagga magaalada Camaarka ee koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka. Howlgallada ayaa xoogooda waxa ay ka socdaan inta u dhexeysa deegaanada Camaara iyo Caad, halkaas oo ay weeraro kasoo abaabulaan xubnaha kooxda Al-Shabaab. […]
Paul Pogba Oo 4 Sano Laga Ganaaxay Kubada Cagta, #Diinsoortvsport

Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa laga ganaaxay kubada cagta sida ay sheegayaan wararku. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in muddo 4 bilood ah Paul Pogba laga ganaaxay kubada cagta. Pogba ayaa lagu helay dambi ah in uu istcimaalay daroogo taas oo mamnuuc ka ah ciyaartoyada kubada cagta. Xiddiga reer France ayaa muddo sugayay […]
Before leaving Somalia, African Union should provide compensation for civilian harm

The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly known as AMISOM, plans to exit Somalia by the end of December 2024. For the mission’s credibility, and as a gesture of respect to civilians, it is critical that ATMIS provide amends, including through monetary compensation such as condolence payments, to the numerous civilian victims harmed […]
GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA SAMILAND OO ISKU SHAANDHAYN KU SAMEEYAY GUDI HOOSAADYADA GOLAHA!

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay. Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay 10 Guddi-hoosaad oo Golahaasi Kooban Yahay. Guddi-hooyaadyada Golaha Wakiillada JSL ee la magacaabay, ayaa kala ah: 1) Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga 2) Guddida Joogtada iyo […]
Man United Oo Taariikh Cusub Ka Dhigtay Koobka FA Cup Ka Dib Guushii Ay Xalay Gaareen.

Manchester United ayaa rikoodh cusub ka dhigtay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay si dirqi ah uga badisay kooxda Nottingham Forest una soo baxday wareega 8 dhamaadka tartankan