Skip to content

Get Consultation Now!

Edit Template

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

(DiinsoorTvNetwork) Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah madaxa kooxda u adkaysiga kaabayaasha dhaqaalaha. oo uu wehlinayo Luco Pagliara oo ah Maamulka Barmaamijka wax soo saarka ee Somaliya iyo wakiillo ka socda (NIRAS)

 

Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka , Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa xubnahan lagaaray heshiis lagu xoojinayo haqab_beelka cuntada iyo kobcinta horumarka loo dhan yahay.

Previous Post
Next Post

Most Recent Posts

  • All Posts
  • ARIMAHA BULSHADA
  • Business
  • CIYAAR/SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • DIINSOOR
  • Entrepreneurship
  • Technology
  • WARARKA
  • WORDNEWS

Explore Our Services

Reasonable estimating be alteration we themselves entreaties me of reasonably.

Tags