Daawo Wafdi ka socda Dowladda Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Diinsoor

Waxaa Maanta magaalada  (Diinsoor) so gaarey Wafdi Kasocda Maamulka KGS Wasiirada Maanta Degmada so gaarey waxa Kamida Waziirada Wasaaraddaha Arimaha Gudaha, Amniga,Warfaafinta, Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka iyo La-Taliyaasha Madaxweynaha ayaa so Gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, Wafdiga ayaa Si Weyn looga so dhoweeyey Garoonka diyaaradaha Ee Degmada Dinsor So dhoweynta Wafdiga ayaa Horkacaayey Gudoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor Ahna duqa Magaalada Mudane DC Cusmaan Macalin Cabdi, Odeyaasha Dhaqanka iyo Saraakisha Amniga, Imaansha Wafdigaan Waziirada ee Magaalada Diinsoor ayaa ah sidii Xal Waara looga gaari lahaa Dagaal Beeledka ka socday Degmada Diinsoor Ee gobalka Bay,

May be an image of 3 people and helicopterMay be an image of 4 people and helicopterMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 people and headscarf

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *