Get Consultation Now!

Edit Template

taliye mahad-maxamed salaad Oo La Afuray Saraakiil

Taliye Mahad Salad ayaa kormeeray dagmooyinka Kaaraan, Yaaqshiid iyo Hiliwaa, isagoo shacabka marayay laamiga ka wareeystay isbadalka amaanka ee ka jira magaalada Muqdisho.

Taliyaha ayaa kula dardaarmay Saraakiisha iyo Ciidamada in ay fooljignaadaan si loo xaqiijiyo amaanka muwaadiniinta.
Amniga magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa mid ka duwan sanadihii hore iyadoo dadka aysan walwalka qabin amni daro ay xilliyada dambe habeenkii ka dukaameysanayaan xarumaha ganacsi ee magaalada Muqdisho.

 

Previous Post
Next Post

Most Recent Posts

  • All Posts
  • ARIMAHA BULSHADA
  • Business
  • CIYAAR/SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • DIINSOOR
  • Entrepreneurship
  • Technology
  • WARARKA
  • WORDNEWS

Explore Our Services

Reasonable estimating be alteration we themselves entreaties me of reasonably.

Tags