(diinsoornews) Geeridu waa xaq. Naf waliba geeri ayey dhadhamineysaa. Eebbe naxariistiisa janno haka waraabiyo qabrigana ha u waasaciyo
Waxan Tacsi Tiiranyo leh ka diraya Geeridii ku timid gudoomiyihii hore Degmada diinsoor (Cabdisalan Xaaji Siidow) Allha ha u naxariisto dhamaan inta ku dhimatey Qarax miino oo hal kaas loogu Aasey Waxan Allh uga baryayaa inuu Allh janatul fardowso