Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo hoggaaminayay wafdi ka socda garsoorka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay shir muhiim ah oo ka dhacay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo cusboonaysiin lahaa xiriirka ka dhexeeya garsoorka Soomaaliya iyo Talyaaniga.