HAY’ADDA UNICEF waxay magaalada Baydhabo ku marti gelisay koox ka socotay EU Civil Protection & Humanitarian Aid oo howlo shaqo u jooga magaalada si ay u soo indho-indheeyaan qaar kamid ah mashaariicda ka socota deegaanka iyo sidii ay faham wanaagsan uga soo qaadan lahaayeen baahiyaha ka jira.

May be an image of 5 peopleMay be an image of 7 people

May be an image of 2 people

#DIINSOOR