HAMBALYO 1-DA LUULYO 1960 -DIINSOORNEWS

#diinsoornewsnetwork Waxa ay Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Xuska  1da Luulyo, Maalinta Gobannimada iyo Israaca Soomaaliyeed.

Waxanan Shacabka Somaliyeed u rajaynaynaa in sanadka sanadkiisa ku gaaraan nabadgelyo, barwaaqo iyo horumar waara.