Get Consultation Now!

Edit Template

Diinsoortv.com Ciid Mubarak Dhamaan Muslimiinta

Waxan umada Somaliyeed gaar Ahaan Shacabka Reer Dooy  lawadaagayaa Munaasabadaan barakaysan ee Ciidul Fidriga Waxaan ku boorinaynaa Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Reer Dooyr iney gacan ka geystaan Farxad gelinta Dadka masaakiinta ah Waxaan allah ka Baryayaa inuu naga Aqbalo Acmaashii aan Gudanay gaar ahaan intii Lagu guda jiray bisha Barakaysaneed ee Ramadaan,
Waxan ilah ka baryeynaa inuu Nabad iyo Barwaaqo iyo Caafimaad nagu gaarsiiyo Ramadankaan kiisa kale.
Previous Post
Next Post

Most Recent Posts

  • All Posts
  • ARIMAHA BULSHADA
  • Business
  • CIYAAR/SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • DIINSOOR
  • Entrepreneurship
  • Technology
  • WARARKA
  • WORDNEWS

Explore Our Services

Reasonable estimating be alteration we themselves entreaties me of reasonably.

Tags