War Cusub Maamulka Kooxda Fc Al Aamin  Oo Noqday Macalinka Cusub Mr Mohamed Nuur
Marka Xigta Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa maamulka Kooxda iyo Ciyaartoydaba Sababtuna Waa Isku Xirnaanta Kooxda Isjecleysiga dhamaan ciyaartoyda iyo U Heelinaanta Kooxda Inay Horumarto
Xaqiiq Arimaha Noocan & Kuladama Noocan Waa Wax Loo Baahan yahay soo dhoweynta iyo kalgaceyl Ciyaartoyda degmada Diinsoor Waxay Mudan Tahay In La idinku daydo
Uga danbeyn waxaa leeyahay Hala Badiyo Kulamada Noocan Kooxaha Degmada Ka dhisan Waa rajeynaa inay Kulamada noocan sameeyaan insha allah Hadii Macqul Tahay Gudiga Ispoortiga yaan laga tagin,,
May be an image of 4 people and childMay be an image of 13 people
May be an image of 3 people, motorcycle, scooter and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people, people smiling and text that says 'PRAIA'May be an image of 2 people, people playing football and people playing soccer

diinsoornews

DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #diinsoornewnetwork is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.