Baarlamaanka Oo Ka Dooday Qodobada Dastuurka

Kulanka maanta ayaa looga dooday madaxyada 3aad iyo 4aad oo ka hadlaya maamulka doorashooyinka iyo nidaamka xisbiyadda nooca ay noqon lahaayeen, kuwaas oo ay ku jiraan Cutubka 4-aad ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ee Jamahuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaano fara badan oo ka tirsan labada aqal ayaa fekerkooda ka dhiibtay dooda qodobadan kuwaasoo aragtiyo kala duwan ka bixiyey habka ku haboon doorashooyinka dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulanka maanta soo xiray ayaa sheegay in maalinta Sabtida la isku yimaado, si loo gabagabeyo dooda Cutubka Afaraad.

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *