Diinsoornews) Kooxda Man City ayaa garaacday West Ham waxana ay markii 4-aad ee taariikhdooda ku guuaysteen horyaalka premier League.
DAAWO WAR MURTIYEEDKA SHIRKA WADATASHIGA QARAN SOMALIYA
DIINSOORNEWS Akhriso :-War-murtiyeedka ka soo baxay shirka golaha wadatashiga qaran
Degmada Diinsoor oo maanta lagu soo gabagabeeyey shirarkii nabadeynta beelaha Dabare iyo geelidle.
Waxaa maanta Degmada Diinsoor lagu soo Gabagabeeyey shirarkii maalmahaan ka socdey Diinsoor kaas oo xal loogu Raadinaayey colaadii ka dhex dhacdey beelihii walaalaha ahaa ee ku degaalmey Degmada Diinsoor ee gobolka Baay,