Hambalyo Hambalyo Aroos Ibrahim iyo Khadijo (diinsoornews)

DIINSOOR

Waxaan halkan hambalyo aroos ah iyo duco aan la soo koobi Karin Hawada u marinayaa Arooska iyo Aroosada boqorka & Boqorada..  Ibrahim iyo Khadijo oo Arooskoodu ka dhacay magaalada Diinsoor Ugu danbentii waxaan leeyahay arooska iyo aroosada Guurkiina Guur Khayr Gurigiina Guri Nagi Guuloow ka yeel wiil iyo caano iyo gabadh iyo caano. Kuwii isku wara ebad noqdaReeerkii lagu nastee, lagu nagaadee, wadajiree nabad-gala allahayow idinkayeel. Aamiin Aamiin.  

July 5, 2024 / 4 Comments
read more

《jawaari》geeri naxdile gudoomiye_Maxamed Cismaan Jawaar

DIINSOOR,  WARARKA

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Maxamed Cismaan Jawaari Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa dibu dhiska Soomaaliya, waana mid ka mida ah dadkii waqtiga dheer ku soo jiray dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka tacsiyey geeridiisa ayaa ku tilmaamay inuu Prof Jawaari, ahaa mid taariikhda dalka ku leh horumarin iyo dhismaha haya’addaha dowladnimadda. #Maxamed Cismaan Jawaari

June 29, 2024 / 2 Comments
read more

HAMBALYO 1-DA LUULYO 1960 -DIINSOORNEWS

WARARKA

#diinsoornewsnetwork Waxa ay Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Xuska  1da Luulyo, Maalinta Gobannimada iyo Israaca Soomaaliyeed. Waxanan Shacabka Somaliyeed u rajaynaynaa in sanadka sanadkiisa ku gaaraan nabadgelyo, barwaaqo iyo horumar waara.

June 29, 2024 / 0 Comments
read more

Posts pagination

Previous 1 … 3 4 5 … 60 Next

Home

  • Home
  • WORDNEWS
  • WARARKA
  • SPORT
  • Blog
  • TECHNOLOGY
  • Login
  • Home
  • WARARKA
    • ARIMAHA BULSHADA
  • WORDNEWS
  • SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • dooyfoundation
    • Diinsoortv.com
  • Technology
  • ABOUT US
  • Contact
    • #ABOUT
  • Login
  • Home
  • WARARKA
    • ARIMAHA BULSHADA
  • WORDNEWS
  • SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • dooyfoundation
    • Diinsoortv.com
  • Technology
  • ABOUT US
  • Contact
    • #ABOUT
  • Login

Contact Detail

  • DIINSOOR NEWS NETWORK
  • Info@Diinsoortv.com
  • #Dooyfoundation.org

Practice Area

HOME

NEWS

Sports

#dooytechnology

Follow Us

Facebook-f Twitter Linkedin-in Youtube Tiktok
You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.