Aadan fiile waa arkari katirsan ciidamada daraawishta koonfur galbed somaliya
Gaar ahaan kuwa ka Holwlgala degmada diinsor gobolka Bay
Aadan fiile waxa kalo noshegey in mudo kudhow labo sano kusaxaronay kelida balse Qaliinki ugu dambey laga guuleysti in Si caadi ah usaxarodo
Waxa kalo no sheegi in hada xaladis ay wanagsan tahay balse lugaha aan weli ku istagi karin
Sido kale wallkena waxa kalo waa noshegey in weli Qalinkin dhakhtarki samey hadi qalin kale lasamey socodkis dib uso laban karo
Dhaqalaha kubaxayana u garayo
4000 dollar&
Wallkena aadan waxa u kaso jeeda qoys danyar ah oo aanan awoodin dhaqalahas adan wax badan aya hospital jifi qaliin farabadan marxalado kaladuwan ayaa somari balse majirto cid garan istaagti
Wallkena aadan waxa kalo kalo noshegi
Qalinki ugu dambey marka lasameynay in dhalin yaro qarabadis ah Groep kuwada tirsan in kuwargeliyi in dhowaan Qaliin geli rabo balse kadhalin yaro ahaan iyo in sayaasiyinta isku heybka ay yihin fariin laga gaarsiyo
Ugu dambeyn marka Qalinka lasamey dhor isbuuc kadib aya xilibaankis xasan abdi our
Ku boqdi hospitals ujifey wall aadan
Bacdu siyaaro kadib xilibaan xasan waxa ushegi in uu rabo in Gudoonsiyo deegda ukeeni wallkis aadan degihi ugu talagaley in ugadoonsinayo familka markas kula jiri hospitalk
Mudane xilibaan xasan Deeqda uu markaas ayaa gudoonsiyi aya eheet lacak Gaareysa 30 dollar
Wallkena aadan fiile maha dhibkis socod la aanta keli balse dhawaca calosha kaso gaari keli maha calosha keli balse dhibta waxa ay ubadan tahay dhanka beerka iyo keliyaha oo rasaastu ay kahaleeshey
Wall aadan weli caawinad dhab ah aya noga bahan yahay,