Get Consultation Now!

Edit Template

(Diinsoortvnetwor) Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ( KOONFUR GALBEED)

wazaarada tamarta iyo khayraadka biyaha ee (KOONFUR GALBEED) mudane IMAN ALI ABDI ayaa maanta kulan soo dhaweyn ah u sameeyey utartamayasha degmada tiyeeglow ee tartanka bisha ramadaan ee tv-ga iyo raadiyaha koonfur galbeed.
Waziirka ayaa utartamayaasha degmada siiyey xaruun ay isugu imaadaan inta uu tartanka socdo oo adeegeedu dhamaytiran yahay.
Sidoo waziirka ayaa u sameeyey u tartamayaasha balanqaadyo muhiim ah haddi ay ku guuleystaan tartanka loo qabanaayo degmooyinka koonfur galbeed.
May be an image of 7 people and people studyingMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and text
Previous Post
Next Post

Most Recent Posts

  • All Posts
  • ARIMAHA BULSHADA
  • Business
  • CIYAAR/SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • DIINSOOR
  • Entrepreneurship
  • Technology
  • WARARKA
  • WORDNEWS

Explore Our Services

Reasonable estimating be alteration we themselves entreaties me of reasonably.

Tags