(Diinsoortvnetwork) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Bulshada Dowladda Koonfur-galbeed Mudane Cabdifataax Cali yuusuf ayaa u magacaabey
Cabdikarim Maxamed Nuur (Absa) Ku-simaha Agaasimaha Tv-ga iyo Raadiyasha Koonfur-galbeed.
dooymedia