Skip to content

Get Consultation Now!

Edit Template

Tababar ku saabsan tabinta arimaha samafalka Magaalada Baydhabo

Tababarkan oo socon Doono Mudo 3-Maalmood ah ayaa waxa ka faa’ideysan Doona qaar kamid ah wariyaasha iyo dadka ka shaqeeya hay’adaha samafalka oo ka howlgala Magaalada Baydhabo.

Qaar kamid ah Golaha Wasiirada KG oo uga horeeya Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacgelinta Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Ali Yusuf, wasiirka wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka DGKGS, Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha KG iyo wasiir kuxigeenka wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha KG, Gudoomiyaha Maamulka degmada Baydhabo, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta KG iyo Marti sharaf kale oo ka soo qeybgalay furitaanka Tababarka waxaana Tababarka Daahfuray Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacgelinta Bulshada Dowladda KG Mudane Abdifatah Ali Yusuf

     

Previous Post
Next Post

Most Recent Posts

  • All Posts
  • ARIMAHA BULSHADA
  • Business
  • CIYAAR/SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • DIINSOOR
  • Entrepreneurship
  • Technology
  • WARARKA
  • WORDNEWS

Explore Our Services

Reasonable estimating be alteration we themselves entreaties me of reasonably.

Tags