(Kiiska Luul) Maxkamadda Gobolka Banaadir oo markale muddeysay dacwadda

Kiiska Luul
Maxkamadda Gobolka Banaadir luul

(diinsoortv)  Maxkamadda G/Banaadir ayaa markii sedexaad muddeysay Dacwadda ka dhanka ah Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa ku gubay Muqdisho.

Maxkamadda ayaa sheegtay in maalinta Arbacada ah oo ku beegan 06/02/2024 la dhageysan doono kama dambeysta dacwaddan, sidoo kale lagu dhawaaqayo xukunka.

Sidoo kale maxkamadda ayaa fartay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Qareenada difaacaya inay soo xaadiraan fadhigaas oo ah kii ugu dambeeyay.

Halkan hoose ka akhriso:-

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *