Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,

War Cusub Maamulka Kooxda Fc Al Aamin  Oo Noqday Macalinka Cusub Mr Mohamed Nuur Marka Xigta Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa maamulka Kooxda iyo Ciyaartoydaba Sababtuna Waa Isku Xirnaanta Kooxda Isjecleysiga dhamaan ciyaartoyda iyo U Heelinaanta Kooxda Inay Horumarto Xaqiiq Arimaha Noocan & Kuladama Noocan Waa Wax Loo Baahan yahay soo dhoweynta iyo kalgaceyl […]