Sida xiddiga Kansarka ku waayay xiniintiisa uu guusha lama filaanka ah ugu horseeday Ivory Coast

Sebastien Haller ayaa noqday halyeyga xulka Ivory Coast kadib markii ay dib kasoo kabsadeen si ay u garaacaan Nigeria. Taas ayaa u horseeday inay qaadaan koobka Qaramada Afrika 2023.

Xulka Maroodiyada ayaa intii uu socday tartanka eryay tababarahoodii iyaga oo dhowr mar ku sigtay inay ka haraan tartanka. Koobkan ayaa noqonaya kii saddexaad oo ay qaadaan xulka Ivory Coast xilli aysan lahayn niyad iyo rejo badan.

Waxay Ivory Coast ku bixisay lacag dhan hal bilyan oo doolar martigelinta tartanka, laakiin waxa xulka guuleystay ay helayaan 7 milyan oo doolar, halka xulka Nigeria oo galay kaalinta labaad ay heli doonaan 4 Milyan.

diinsoornews

Writer & Blogger

All Posts

Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note DIINSOOR NEWS NETWORK will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari

info@diinsoortv.com

Welkom #diinsoornewnetwork Our mission is to provide vital transitional and cultural services, Constact us info@diinsoortv.com (visite our website Dinsoortv.com/

You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.

Quick Links

Home

Contact

Privacy Policy

As a passionate explorer of the intersection between technology, art, and the natural world, I’ve embarked on a journey to unravel the fascinating connections.
You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.

Quick Links

Home

Features

Terms & Conditions

Privacy Policy

Contact