
Sida ay masuuliyiintu sheegeen nin ayaa xalay dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Magaaladan Washington. Ninkan oo aan weli magaciisa la shaacin ayaa shaqaalaha gurmadka caafimaadka waxay ula carareen Isbital Washington ku yaala, ka dib markii ciidamo ka mid ah kuwa Secret Service ee ilaaliyaha madaxda iyo diplomaasiyiinta ay damiyeen dabkii uu…