Munaasabad Dhaqan oo Muqdisho Ka Dhacday oo Mideysay Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka

Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabadka dowladda Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024.   1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab iyo sugidda amniga dalka. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgelaya Shirweynaha 6aad ee Qaramada…