Man City Oo Markii 4-aad Ku Guulaystay Premier League

Diinsoornews) Kooxda Man City ayaa garaacday West Ham waxana ay markii 4-aad ee taariikhdooda ku guuaysteen horyaalka premier League.