Jaaliyada reer dooy ee ku dhaqan dalka Saudi Arabia ayaa kulan Soo dhaweyn ah u samaysay GUDDOOMIYE KU XIGEENKA GUDDIGA MAALIYADA AQALKA SARE ee Dowlada somaliaya Mudane Ibrahim Awgaab Osman
Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka hadlay Senator Ibrahim Awgaab Osman sheegayna in ay hayaan niyad wanaagsan,isla markaana yihiin dad isku xiran oo kamidaysan danta guud,sidoo kale ku faraxsan horumarka