suldaan nuur kusane mad salak (Boongarey) oo fariin adag udirey beelaha isku heesta degmada diinsor. Sido kale suldanka aya hadalkiisa waxa ka mid aha in dhalinyarada isku beesha ay yihin in arinkas kafiir sadan dhakhsina qoriga u dhigan wax welbana wada hadal lagu dhameyo
Hadalka suldanka aya kuso beegmada xili jaaliyadaha beesha abo adan ku dhaqan dalka dibadisa aya isla garteen in marnaba ka mid noqon doonin degaalka ka socda deganada diinsoor