Get Consultation Now!

Edit Template

Daawo Baaq Nabadeed Sheikh Mohamud Sheikh Abdulbari

(Sheekh Mahamud Abdibaari) ayaa ka hadley dagaal beeleedkaa ka dhacaya duleedka  Magaalada Diinsoor  Sheekh Mahamud ayaa ugu baaqay Odayaasha dhaqanka iyo Hoggaamiyeyaasha ka soo jeeda degaannada lagu dagaalamayo in ay ka qeyb qaataan sidii loo joojin lahaa dagaal beeleedyadaas.

Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Dhiig la daadiyo mid kale oo la sii daadiyo waxaan ahayn aysan ka dhalaneyn dagaal beeleedyada,isla markaana loo baahan yahay in loo degdego joojinta colaadda iyo ka shaqeynta dib u heshiisiin waarta.

Sheikh Mohamud Sheikh Abdulbari

Previous Post
Next Post

Most Recent Posts

  • All Posts
  • ARIMAHA BULSHADA
  • Business
  • CIYAAR/SPORT
  • Digil iyo mirifle
  • DIINSOOR
  • Entrepreneurship
  • Technology
  • WARARKA
  • WORDNEWS

Explore Our Services

Reasonable estimating be alteration we themselves entreaties me of reasonably.

Tags