Koxda Fathurahman ayaa ku guuleysatey Tartankii ka socdey Degmada diinsoor. Daawo Sawiro

#diinsoornews -,Hambalyo Aroos wacan

Waxaan hambalyo iyo boggaadin hawada u marineynaa walaalkayn Abdulrahman sheikh marwadiisa faisa abdi oo ku aqal-galay magaalada Den haag . Waxaana Alle uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin. Hambalyada iyo Ducada Waa dhankiina.
daawo hees cusub af dabare ah 2024

Diinsoornews halkan ka daawo hees cusub af dabare ah Abwaan shube iyo muxudiinlamadaarashooda