Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya dib u habeynta

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo hoggaaminayay wafdi ka socda garsoorka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay shir muhiim ah oo ka dhacay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo cusboonaysiin lahaa xiriirka ka dhexeeya garsoorka Soomaaliya iyo Talyaaniga.
《jawaari》geeri naxdile gudoomiye_Maxamed Cismaan Jawaar

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Maxamed Cismaan Jawaari Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa dibu dhiska Soomaaliya, waana mid ka mida ah dadkii waqtiga dheer ku soo jiray dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka tacsiyey geeridiisa ayaa ku tilmaamay inuu Prof Jawaari, ahaa mid taariikhda dalka […]
HAMBALYO 1-DA LUULYO 1960 -DIINSOORNEWS

#diinsoornewsnetwork Waxa ay Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Xuska 1da Luulyo, Maalinta Gobannimada iyo Israaca Soomaaliyeed. Waxanan Shacabka Somaliyeed u rajaynaynaa in sanadka sanadkiisa ku gaaraan nabadgelyo, barwaaqo iyo horumar waara.