Munaasabad Dhaqan oo Muqdisho Ka Dhacday oo Mideysay Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, isaga oo hambalyo, bogaadin iyo duco u diray hoggaanka cusub ee dhaqanka.Khudbad uu…


