#diinsoornews -,Hambalyo Aroos wacan

Waxaan hambalyo iyo boggaadin hawada u marineynaa walaalkayn  Abdulrahman sheikh marwadiisa faisa abdi  oo ku aqal-galay magaalada Den haag . Waxaana Alle uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin. Hambalyada iyo Ducada Waa dhankiina.