《jawaari》geeri naxdile gudoomiye_Maxamed Cismaan Jawaar

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Maxamed Cismaan Jawaari Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa dibu dhiska Soomaaliya, waana mid ka mida ah dadkii waqtiga dheer ku soo jiray dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka tacsiyey geeridiisa ayaa ku tilmaamay inuu Prof Jawaari, ahaa mid taariikhda dalka […]
HAMBALYO 1-DA LUULYO 1960 -DIINSOORNEWS

#diinsoornewsnetwork Waxa ay Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Xuska 1da Luulyo, Maalinta Gobannimada iyo Israaca Soomaaliyeed. Waxanan Shacabka Somaliyeed u rajaynaynaa in sanadka sanadkiisa ku gaaraan nabadgelyo, barwaaqo iyo horumar waara.
DAAWO: Sida Looga Ciiday Magaalada Diinsoor

Daawo:-Salaada Ciida Ee Degmada Diinsoor https://youtu.be/Vnk7eUA-TfM?si=89mVUwY50DYj1zwj