Degmada Diinsoor oo maanta lagu soo gabagabeeyey shirarkii nabadeynta beelaha Dabare iyo geelidle.

Waxaa maanta Degmada Diinsoor lagu soo Gabagabeeyey shirarkii maalmahaan ka socdey Diinsoor kaas oo xal loogu Raadinaayey colaadii ka dhex dhacdey beelihii walaalaha ahaa ee ku degaalmey Degmada Diinsoor ee gobolka Baay,
WAFDI KA SOCDA (EU Civil Protection & Humanitarian Aid) OO GAAREY MAGAALADA BAYDHABO

HAY’ADDA UNICEF waxay magaalada Baydhabo ku marti gelisay koox ka socotay EU Civil Protection & Humanitarian Aid oo howlo shaqo u jooga magaalada si ay u soo indho-indheeyaan qaar kamid ah mashaariicda ka socota deegaanka iyo sidii ay faham wanaagsan uga soo qaadan lahaayeen baahiyaha ka jira. #DIINSOOR
SH. QULQUL, DHIBAATADA QABIILADA MIRIFLE AY KU HAYAAN LABADAAN QABIILada DABARE IYO EELAY

DAAWO DHIBAATADA QABIILADA MIRIFLE AY KU HAYAAN LABADAAN QABIILada DABARE IYO EELAY SH. QULQUL,